Weerar toos ah oo saakay lagu qaaday Jaamacada Marshal Fahim (Daawo Sawirro)

Dagaalyahano hubeesan ayaa saakay weerar isugu jira ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Jaamacada Gaashaandhiga Qaran ee Marshal Fahim, halkaas oo lagu tababarayay ciidamo katirsan Milatariga Afganistan. Weerarka ayaa ku bilowday qarax ismiidaamin ah waxaa kadib gudaha Jaamacada Milatariga lagu tababarayo gudaha u galay dagaalyahano hubeesan kuwaa oo wali ka dagaalamaya qeybo kamid ah dhismaha … Continue reading Weerar toos ah oo saakay lagu qaaday Jaamacada Marshal Fahim (Daawo Sawirro)